(Sawirro) Xassan Shiikh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada dalal ka tirsan Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jarmalka, Denmark iyo Belgium ee loo soo magacaabay Soomaaliya, kuwaas oo kala ah; Mudane Sebastian Groth, Mudane Steen Sonne Andersen iyo Mudane Peter Maddens. Danjireyaasha ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriimo ay ka sideen Boqorrada iyo hoggaanka dalalkooda, … Continue reading (Sawirro) Xassan Shiikh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada dalal ka tirsan Yurub